Help / Caawin / FAQ

Qaabkee ayan wax uga iibsan kara Suuq One ?

Suuq One waxa weeye suuq internet ka gudihiisa ka shaqeeya, kasoo waxaad ka dalbato laguugu keeni doono halkaad joogtid ood alaabtada albaabkaga ka qaadan doontid.

Waamaxay Saladu ama Cart ku ?

Si laguugu fududeeyo wax iibsigaaga markad rabtid dhawr shay inad mar qudha wada iibsato waxa lagugu uruurinaya salad la yidha Cart. Hadaba si aad ugu gurtid alab waxad ku dhufata Add to Cart shay walba ood rabtid inaad iibsato.

Markaan tago bogga Cart ka ama salada halkeen ka sii taga ?

Markad tagto bogga Cart ka waxad arki doonta inta shay ee saladaada ku jira iyo total ka qiimayashooda. Ka dib waxad ku dhufata Proceed to Checkout oo isna ku gayn doona bogga Checkout kaasood total kaagi ka heli doontid kuna buuxbuxin doontiid address ka laguugu keenayo alaabtada iyo qaabka lacagta aad ku bixinaysid.

Qaabke ayaan lacagta ku bixiya ?

Markad joogtid bogga Checkout waxaad hoos ku arki doonta meel laga dooranayo qaababka Suuq One lacagta loogu soo diri karo ooy ka mid yihiin ZaadEdahabPaypal (Master Card, Visa Card ).

Markaa intaas oo qaaba way kuu banan yihin ee kaad haysato ee kuu fudud uun ku bixi.

Suuq One ma isticmaali kara anoon account ka samaysan ?

Haa waad isticmali karta, Lakin wuxu kuu faa’idaynaya account inaad samaysata:

  • Inaanad mar wal ood wax iibsanayso address kaga dib u buuxbuxin.
  • Inaad tix raac ku samayn kartid alaabihi hore aad u iibsatay.
  • Inaad alaabaha qaar Wishlist ku dari kartid si aad mar danbe u iibsato.

Lakin hadanad account lahayn mar wal ood wax iibsanayso wad qoraysa address kaga iyo maclumadkaga si laguugu keeno alaabtada.

Waa maxay Wishlist ku ?

Wishlist ku waa meel aad sida salada alaab ku uruurin kartid lakin halkan waxa loogu talo galay alaab anad imika iibsanayn lakin aad rajaynaysid inaad wakhti danbe iibsato.

Sideen alaab ugu dara wishlist kayga ?

Markad hesho alaabtad doonayso inaad ku darto wish list ka waxad ku dhufata calamada wadnaha ee san u eeg 
Ka dib si aad u eegto alaabta kuugu jirta Wishlist ka tag bogga halkiisa sare si aad u aragtid calamadi wadnaha ama Menu ga ka eeg meel ay ku taal Wishlist

Sideen u iibsada alaab aan wishlist ka hore ugu darsaday ?

Markaad joogtid bogga Wishlist ka, Alabtad rabto inad iibsato waxad ku dhufata Add to Cart kadib waxay kuugu wareegayan saladada ama Cart ka.

Ka dib Checkout dheh si aad u iibsato.

Qaabke ayan ku heleya alaabtan iibsaday se halkee laygu keenaya ?

Alaabta aad ka iibsato Suuq One waxa laguugu keenaya ugu yaran Malin – 2 Cisho ugu badnaana Week – 10 Cisho.

Badana alaabta lagaga keenayo wadan kale aya qadanaysa Week – 10 Cisho.

Wixii faahfahin intan dheer sideen idiin la soo xidhiidhaa ?

Daryeelka macamiilka Suuq One marwalba waxay diyar u yihiin inay caawiyan macaamiishayada.

Waxad nagala soo xidhiidhi karta meelahan hoos ku qoran:

Contact us here

Sido kale halkan ayad nooga soo diri karta message kaaga.



    X